DHUL GARIIR XOOGAN OO KA DHACAY DALKA GARIIGA.

0

Greece K

Waraka ka imaanaya Dalka Gariiga ayaa tilmaamaya in uu ka dhacay dhul gariir dhaliyey qasaaro badan .

Dhul Gariirka ka dhacay Gariiga ayaa cabirkiisu waxa uu dhan yahay 6.3 Magnitude  , cabirka dhulka Gariirka lagu cabiro.

Dadka ayaa ka cararay  guryahooda oo ku yaala Magaalada Elassona oo ah magaalada dhul gariirku ruxay.

Dhimasha rasmiga ah ilaa iyo haatan lama oga ee uu sababay dhul gariirka ku dhuftay Dalka Gariiga.

BY; MOHAMED YAHYE JIINOW