Taliyaha Booliska Soomaaliya Oo War Aan Wanaagsaneyn Looga Qoray Twitter-kiisa

0

Xijaar

Taliyaha Booliska Soomaaliya General Cabdi Xasan Xijaar ayaa Burcad dhinaca Internet-ka ah ay udhaceen Dagalka uu ku lahaa Barta Twitter-ka.

Waxa uu sheegay Taliye Xijaar inuu dib usoo ceshaday ciwaankiisa islamarkaana war khaldan oo lagu daabacayna laga saaray.

Lama sheegin qoraalkaasi khaladka ahaa,waxa uu ku saabsanaa balse waxa uu qiray in Qowleysatada ay dhaceen Ciwaanka balse laga soo celiyey.

Nnn
Nnn

Marar badan ayey dhacday in dad Caan ka ah Bulshada inta la jabsado Ciwaanadooda kadibna lagu qoro Akhbaaraad sharaftooda meel looga dhacayo.