Kulan Galabta Yeesheen Lafta gareen & Qoor qoor

0

163804465 3818789464824720 3893154701888524595 N

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku booqday hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen)

Labadda Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay dardargelinta Arrimaha Doorashooyinka Dalka iyo Dadaalada ay ugu jiraan sidii heshiis looga gaari lahaa Arrimahan taaggan.

163424503 3818789238158076 3921943443752348079 N

163804465 3818789464824720 3893154701888524595 N

164332053 3818789061491427 129677447126868378 N