Agaasimihii Hay’ada Socdaalka & Jinsiyadaha Hobyo Oo Covid 19 Udhintay

0

163461313 838672663714304 324992279077522554 N

Magaalada Gaalkacyo waxaa Xalay ku geeriyooday Agaasimihii Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya laanteeda Degmada Hobyo.

C/qaadir Siciid Yuusuf (Quuriye) oo la xanuunsanaa Cudurka Covid 19 Maalmihii dambe ayaa la sheegay in uu ugeeriyooda.

Marxuumka ayaa kusugnaa Magaalada Gaalkacyo,Eheladiisa ayaa sheegay in xaaladiisa ay wanaagsaneyd balse saacadihii udambeeyey xanuunka uu qabtay ka hor inta uusan geeriyoon.

Dadka yaqaanay Agaasime C/qaadir ayaa ku sheegay shakhsi wanaagsanaa oo alle ka cabsi badnaa.