DHAGEYSO: Muuse Biixi “Talaalka Covid19 Naguma Filna Inta La Keenay”

0

Muuse Biixi 1132x670

Iyadoo Shalay uu si rasmi ah uga bilowday Deegaanada Soomaaliland Qaadashada Talaalka looga hortegayo Covid19 ayaa hadana waxa jira in baahi Talaalka ah.

Xubnaha Xisbiyada,Madaxda Soomaaliland iyo Bahda Caafimaadka ayaana lagu daah furay Talaalka oo ay qaateen,maanta iyo dhowrka cisho ee soo socdana ciidanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lasiin doonaa.

164141830 1509816466046151 1134709861110989388 N
164141830 1509816466046151 1134709861110989388 N

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa sheegay in aysan ku filneyn Xirmooyinka Talaalka ay heleen balse ay dalbanayaan in lasoo gaarsiiyo inta ay socoto bixinta kuwa la geeyey deegaanadaasi.

Waxa uu Biixi sheegay in Shacabka iyo dhamaan Madaxda Maamulka ugu baaqayo qaadashada talaalka si Covid19 looga ciribtiro deegaanada SoomaalilAnd.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA