Imaaraat-ka Carabta Oo Puntland Ku wareejisey Shixnadaha…

0

Uae Flag 0510 Dcmu

Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa waxay kala wareegtay Dawlada Imaaraat-ka Carabta Daawada talaalka Covid 19 ay gaarsiisey.

Diyaarad ka timid Dubai sidayna Shixnado Daawada Talaalka looga hortegayo Cudurka Coronoviruska ayaa ka degtay Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari.

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan ayaa ka gudoomay Hay’ada Bisha Cas Imaaraat-ka Talaalka Covid 19,oo ay ugu talo galeen dadka Puntland inay isku talaalaan.

Wasiirka ayaa sheegay in 27 bishaan oo Sabtida ku began la daah furayo qaadashada Talaalka oo ka bilaabanaya Deegaanada Puntland.

Imaaraat
Imaaraat