Wasiirka kalluumeysiga oo digniin u diray Maraakiibta sida sharcidarada ah uga kalluumeysanaya bada Soomaliya.
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheeraadka bada XFS Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa oo furayay xarun lagala soconaya Marakiibta shishisheeye ee sida sharci darada ah uga kallumeysanaya bada Soomaliya.
Wasiir Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa sheegay inysan ugalaan doonin in si sharci dara ah looga kalluumeysado bada.
Waxa uu digniin u diray Maraakiib badan oo shisheeye kuwaas oo u tibaaxay in ay ku howlan yihiin gurashada kalluunka Ama Malaayga.
