Amar uu bixiyey Cali Guudlaawe Oo Ka Dhaqan galaya Beled weyne

0

20201111637406741561296409

Kudhawaad 700 Qoys ayaa ka faa’iideysanaya Mashruuca biyo dhaaminta ah oo Dawlada Dhexe,Hay’ada UNICEF iyo HirShabelle iska kaashanayaan.

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Ee Dawlad Gobolleedka HirShabelle Saalax Maxamed Xasan ayaa sheegay in Amar ka yimid Madaxweyne Cali Guudlaawe ay ka fulinayaan Beled weyne iyo Deegaanada kale Ee Gobolka Hiiraan.

Wasiir Saalax waxa uu sheegay in looga goleeyahay Arintaan sidii biyo la’aanta ka jirta Qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan lagu yareyn lahaa oo biyo dhaamintaasi looga faa’iideyn lahaa dadka barakacayaasha ah.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA