DHAGEYSO: Xukuumada Oo Wax ka Qabaneysa Tacadiyada Jinsiga Ee Haweenka

0

Jaamac

Xilli ay korortay Tacadiyada Jinsiga ee Haweenka loogeysto Gudaha Soomaaliya ayaa hadana Xukuumada Xilgaarsiinta waxay sheegeysaa in ay wax ka qaban doonto.

Wasiirka Cadaalada Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in ay kordheen dhibaatooyinka lagula kaco Haweenka.

Wasiirka Oo Ka hadlay Kulan ka dhacay Muqdisho ayuu sheegay in ka wasaarad ahaan ay wax ka qaban doonto tacadiyadaasi soo laab laabtay,ayna ku ciqaabi doonaan kuwa falkaasi lagu helo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA