DHAGEYSO: Iskaashi Dhexmaraya K/Galbeed & Dawlad Deegaanka

0

Capture

Mas’uuliyiintani oo ka socday Maamulka Gobolka bakool iyo Xildhibaano katirsan Koonfur Galbeed ayaa Deegaanka Yeed kula kulmay wafdi ka socday Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Meesha lagu kulmay ayaa ah Xadka ay wadaagaan Dawlad Gobolleedka K/Galbeed iyo Dawlad Deegaanka,waxaana ay ka shireen iskaashi dhinaca Amniga ah oo ay ugu horeyso in la iska taageero dagaalka Al Shabaab ee qeybo kaga sugan Gobolka Bakool.

Shirka ay yeesheen dhinacyada kadib ayaa waxa kasoo baxay warbaahinta lawadaagay Gudoomiyaha Gobolka Bakool Shiine Macalin Nuuroow.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA