Jubbaland & Puntland Oo Warsaxaafadeed kasoo saaray Xaalada Dalka

0

Deni Iyo Madoobe

Madaxweynayaasha Jubbaland Iyo Puntland ayaa wadajir galabta usoo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan Xaalada guud Ee Dalka.

Si gaar ah Arimaha Doorashooyinka ay ku muujiyeen cida hortaagan doorashada iyo in la qabto shirka lagu heshiin lahaa,maadama ay bil kudhawaad joogaan xamar oo aysan weli ka qeyb noqon kulamadaasi.

Jubbaland iyo Puntland waxay warsaxaafadeedka labada bog ka kooban ay soo bandhigeen uga hadleen xaalada guud iyo doorashada.

Waxay muujiyeen in shirka ay diyaar u yihiin inay ka qeyb galaan si dooda doorashada uharto oo meel looga soo wada jeedsado kuwa diidan Doorashada.

1

2