Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane, Axmed Cabdi Kaariye ayaa casuumaad qado sharaf ah ugu sameeyay hoyga uu ka deganyahay magalada Muqdisho madaxweynayasha koonfur Galbeed Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Maxamed “Lafta gareen” iyo Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen “Guudlawe.”
Lama sheegin ujeedka rasmiga ah ee Shirkaasi ku mideysay madaxda Taabacsan Madaxweyne Farmaajo xilli Xaalad adag oo dhanka Siyaasada uu dalka ku jiro.