Iskuul Buluusiya oo ay isku hor fadhiyaan Meletariga iyo Booliska.

0

Mmmmmmmmmmmmm

 

Iskuul Buluusiya waxaa ka jira saakay taag taag ciidan, waxaa is horfadhiya Askar kala taabacsan Milataryga iyo Booliiska Soomaaliya.

Arintaan waxa ay timdi kadib markii Ciidamo ka tirsan Militariga ay dhismo ka bilaabeen Iskuul Buluuziya goobta toogashada.

Si gaar ah xiisada waxa ay u dhaxeysa Taliyaha Meletariga Genaral Odowaa yuusuf Raage iyo taliyaha booliska Gobolka Banaadir saadaq.

Meletariga ayaa doonaya in xiro ka dhistaan aaga toogashada, Balse booliska ayaa ka soo horjeyda arinkaasi.

Ma jiro ilaaa hada cid soo kala dhexgashay in xiisadaan ay dajiyaan, si aysan u dhicin dagaal keena dhimasho iyo dhaawac.