DHAGEYSO: Galmudug Oo Labo God Usameysay Si Loogu Asturo…

0

Gaalkacyo

Sida uu warbaahinta usheegay Agaasimaha Waaxda arimaha Bulshada Ee Dawlada Hoose Degmada Gaalkacyo Muxuyadiin Maxamed Sheekeeye ayaa sheegay in la diyaariyey labo goob oo loogu talo galay in Qashinka la iskugu geeyo.

Waxa uu Agaasimuhu hoosta ka xariiqay in aan la aqbali doonin qashin lagu shubo waddooyinka ama goobaha dadka iskugu yimaadaan,isagoo sheegay in amarka lasoo saaray ay Ganacsatada iyo Qeybaha kale ee Dadweynaha ufuliyaan sidii loogu talo galay.

Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa sheegay in ay ka rajenynayaan Bulshada in ay ka shaqeeyaan Nadaafada oo ay Qashinka iskugu geeyaan goobaha loo calaamadeeyey.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA