DHAGEYSO: Puntland Oo Ciidamo 200 ka badan Tababar usoo xirtay

0

Ccc

Guddiga dib-u-habeynta Ciidanka Puntland ayaa tababar u soo xiray cutubyo kamid Daraawiish-ta oo ku jiray dugsiga tababarada Abqaale ee Ku yaalla degmadda Xarfo  Gobalka Mudug.

Askarta Tababarka loo soo xiray oo tiradooda gaareyso 216 askari ayaa waxay udiyaar garoobayaan ka qeyb qaadashada difaaca puntland dhinaca amniga.

Saraakiisha goobta kusugneyd ayaa fariimo baraarujin ah udiray Tababarka ciidanka usoo gaba gaboobay.

Wasiirka Amniga Puntland C/samad Maxamed Gallan ayaa ka hadlay Ahmiyaha ay uleedahay ciidankaan ay tababarka usoo xireen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA