Waxaa maanta dib udhacay Shir lagu waday in madaxda iskugu yimaadaan oo doorashada looga heshiin lahaa.
Shirkii madaxda Qaranka iyo madaxda dowlad goboleedyada ee lagu waday maanta inuu qabsoomo ayaa dib loo dhigay sabab la xiriirta madaxweynaha Galmudug oo safar degdeg ah ugu baxay Galmudug
Madaxda ayaa lafilayaa in shirka ay isugu soo laaban doono maalinta barri ah 7- da Bisha.