Soomaaliya & Shiinaha Oo Kawada hadlay Arinta Gar gaarka Bini’aadanimada

0

169366993 4456857367685976 4327343535956999996 N

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka  Khadiijo Maxamed Diiriye  ayaa kulan kula qaatay xarunta Safaaradda Shiinaha ee magaalada Muqdisho Safiirka Shiinaha u fadhiyo Soomaaliya Mr Qin Jian.

Safiirka Dowladda shiinaha ayaa dhankiisa xusay inay sii wadi doonaan dadaalka ku bixinayaan Soomaaliya.

Maanta oo Talaado ah waxaan kulan kula qaatay xarunta Safaaradda Shiinaha ee magaalada Muqdisho Safiirka Shiinaha u fadhiyo Soomaaliya Mr Qin Jian.

Kulanka waxaa diirada ku saarnay xiriirka labadda Dowladdood iyo arrimaha Gargaarka Bini’aadanimo, waxa dhankiisa xusay inay sii wadi doonaan dadaalka ku bixinayaan Soomaaliya.

Sidoo kale waxaan uga mahadceliyay dhowrista madax-banaanida dhuleed iyo mida Siyaasadeed ee Soomaaliya oo ay dhawaan Safaaradda shaacisay.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka  ayaa uga mahadceliyay Dowladda Shiinaha dhowrista madax-banaanida dhuleed iyo mida Siyaasadeed ee Soomaaliya oo ay dhawaan Safaaradda shaacisay.

169342125 4456857087686004 1116253013392248703 N

169342125 4456857644352615 2449665687149797840 N

169366993 4456857367685976 4327343535956999996 N

169926120 4456858034352576 2115185780842703319 N

170032794 4456857484352631 4416167392025345235 N

170113576 4456856941019352 690745228467806376 N

170122155 4456857257685987 8322249487370272691 N

170152417 4456856664352713 1274342431737504281 N

170225075 4456857831019263 2876018307687787611 N