DHAGEYSO: Dhaqaale Uruurin loo sameenayo dhismaha Garoonka Garbahaareey

0

170746833 139350341526337 6898195881096947665 N

Arbacadii Todobaadkii hore Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa dhagax dhigay dhismaha Garoon cusub oo laga hirgelin doono Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo.

Si looga guuro Garoonkii Hore ayey Garbahaareey heli doontaa Madaar ka casrisay midkii hore loo isticmaali jiray,balse Dawlada ayaa sheegtay in dhaqaale uheynin dhismaha Garoonka,hayeeshee ay dadka Reer Gedo isku tashi ku dhisan doonaan.

Senetor C/waaxid Cilmi Goon jeex iyo Xildhibaan C/casiis dhaga qool oo labaduba kasoo jeeda deegaan ahaan Gobolka Gedo ayaa ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha Garoonka Cusub Garbahaareey,iyagoo dhaqaale uruurinta la sameenayo qurba joogta fariin udiray.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA