DHAGEYSO: Wasiir Beyle “Lacagta Cusub Shillin Soomaaliga Waa Diyaar”

0

Beyle 1

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in heer gaba gabo ah mareyso lacag cusub oo Shillin Soomaali ah dalka la keeno.

Wasiirka waxa uu hoosta ka xariiqay in marxalado kala duwan ay soo martay Sameynta lacagtaasi ay ugu dambeyn dhawaan rajeynayaan in lasoo bandhigo,si lacagta duuga ah ee dalka hadda laga isticmaalo meesha uga baxdo.

Lacagta Shillin Soomaaliga hadda la isticmaalo,ayaa waxay kusoo koobantay Kun shillin oo malaha wax sarif ah,iyadoo meelaha qaar Gobollada dalka la iska diiday in wax lagu iibsado.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA