Iiraan Oo arinta Nukliyeerkeeda kala hadleysa Mareykanka

0

Image 30

Shir ayaa isbuuca soo socda waxa uu ka dhacayaa Magaalada Viena Ee Caasimada Dalka Austria,kaas oo looga hadlayo arinta Nukliyeerka Iiraan.

Xukuumada tehraan ayaa ogolaatay in shirka Mareykanka kaga wada xaajoodaan barnaamijkeeda Nukliyeerka.

Is afgarad ayaa jira oo la doonayo in la sameeyo xakameynta Barnaamijka Nukliyeerka.