Talaal Ay Shiinaha Sameeyeen Oo Maanta La Keenayo Muqdisho

0

1024x538 Cmsv2 De13abf6 6f77 59e8 A62a 2b97a5ed9112 5188282

Dhawaan ayaa waxa Safiirka Soomaaliya ufadhiya Shiinaha Cawaale Cali Kulane uu sheegay in heshiis la galeen Shirkad Dalkaasi ku taalla.

Heshiiska ayaa kusaabsanaa Xirmooyin Talaal ah oo looga hortegayo covid 19 oo la keenayo Soomaaliya.

200 kun Talaalkaasi ah ayaana maanta oo axad ah lagu wadaa in laga soo dejiyo Garoonka Diyaradaha Muqdisho,taas oo shirkad Shiinees ah soo saartay.

Talaalkaan oo loo yaqaano Sinopharm ayaa noqonaya kii Labaad Ee Soomaaliya la keenayo xilli hore Midka Astrasaneeca Oxford soo saartay la keenay.