Muddo Kordhinta Baarlamaanka & Farmaajo Maanta Loo Sameynayo

0

113121509 Golahashacabka

Sida Xildhibaanada Golaha Shacabka fariin ahaan loogu diray xalay waxaa jira kulan Baarlamaanka maanta yeelanayaan.

Fariinta ayaa uqorneyd sidaan:

Mudane Xildhibane Beri oo Isniinah oo ay Tar 12 April, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.

Agendaha

  1. Ka doodista Mooshin ku saabsan Doorashooyinka Qaranka

Saacadu waa 09:00 subaxnimo

Walaac badan ayaa ku geedaaman shirka Baarlamaanka iyadoo laga cabsi qabo in muddo kordhin labo sano loo sameenayo Farmaajo iyo Baarlamaanka.