DHAGEYSO: Xukuumada Oo Dhiseysa Cusbitaalka Xoogga Dalka

0

Capture

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in ciidanka ay udiyaarsan yihiin xoreynta deegaanada Al Shabaab kaga sugan yihiin Gobollada Dalka,islamarkaana Ka wasaarad ahaan ay ku dedaaleen sidii ciidan awood leh loo dhisi lahaa.

Waxa uu sheegay Wasiirku in aqlaaqiyaat-ka Ciidanka la barayo si ay dhaqan ahaan Bulshada uwanaagsanaato iyagoo fulinaya awaamiirta Madaxda ka sareysa.

HALKAAN HOOS EKA DHAGEYSO CODKA


Dhinaca kale Wasiirka Caafimaadka Dalka Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in la qalabeyn doono Cusbitaalka Xoogga Dalka si loogu dhameystiro Ilkaaniyaat-ka uu ubaahan yahay.

HALKAAN HOOS EKA DHAGEYSO CODKA

Cusbitaalka Xoogga Dalka ayaa lagu daweeyaa Askarta ku dhaawacanta Dagaalada lala galayo Al shabaab,iyadoo dhawaan uu Cusbitaalkaasi booqday Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.