DHAGEYSO: Farmaajo Waa Damiin Siyaasi Ah,Sidaa waxa Yiri…

0

Farmaajo

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ee Maamulka Puntland C/ladiif Muuse Sanyare ayaa waxa uu ka hadlay muddo kordhintii Golaha Shacabka Soomaaliyeed dhawaan usameeyeen Hay’adaha Dawlada.

Waxa uu Gudoomiye Sanyare sheegay in Madaxweyne farmaajo uu dalka ku hogaaminayo meel khatar ah hadii aan laga qaban qorshaha uu wato.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ayaa waxa uu sheegay in siyaasad aan salfadhin ku sheegay labo sano ku darsigii uu Farmaajo ku sameeyey Golaha Shacabkana ay qalinka ugu duugeen.

Hadalka C/ladiif Muuse Sanyare ayaa kusoo aadaya xilli diidmo badan ka timid qorshaha muddo kordhinta Hay’adaha Dawlada Federaalka Soomaaliya ay sii kordheysay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA