Cumar Filish Oo ka hadlay Tayada Waxbarashada Gobolka Banaadir

0

175208576 2857632271142180 4149026727856392272 N

Kulankaan oo maanta ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa yeeshay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo xubno ka socda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Kulankan oo ahaa mid looga hadlayay hormarinta waxbarashada ayaa warbixin laga dhageystay Midowga Dugsiyada iyagoo ka hadlay sida ay wax u bartaan ardayda iyo in lahubiyo tayada Waxbarashada Ardayda Gobolka Banaadir.

Marka uu shirka soo dhamaaday ayaa waxa warbaahinta la hadlay faah faahina ka bixiyey wixii laga shiray Agaasimaha waaxda waxbarashada Gobolka Benaadir Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nur.

Bil kadib ayaa waxa Muqdisho iyo Gobollada dalka ka bilaaban doona Qaadista Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada dhexe iyo kan sare taas oo Dawlada Federaalka ay qaadeyso.

174244977 2857632251142182 688162570610521307 N

175021507 2857632491142158 8084306993946449591 N

175067341 2857632297808844 1793368619429630945 N

175208576 2857632271142180 4149026727856392272 N

175284303 2857632194475521 5849144679727707099 N

175295807 2857632421142165 7397882714969792208 N

175389942 2857632344475506 3079313596714713617 N