Madaxweynaha Puntland Oo Hadda shir Albaabada uxiran la leh Baarlamaanka

0

175557508 1152108915202627 8356505686935892588 N

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta hortagay Golaha Wakiilada ee Dowladda Puntland.

Kulanka oo ah mid ay albaabadu u xiranyihiin waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada DPL Mudane  Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye Ku-Xigeenka koowaad Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame iyo Xildhibaanada Golaha Wakiilada DPL.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Golaha Wakiilada la qaadanaya xogwareysi iyo wadatashi ku saabsan xaaladda dalku marayo iyo  mowqifka Dowladda Puntland ee ku aadan muddo kordhinta sharci darada ah ee uu sameystay Madaxweynihii DFS ee Wakhtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

174739375 1152109011869284 2623952769292617727 N

174789495 1152108921869293 4782594764564159908 N

175052933 1152108965202622 3682676598983438289 N

175054983 1152108971869288 61924276843833120 N

175282255 1152109051869280 6023753753496520126 N

175359236 1152109018535950 4184901899351761599 N

175557508 1152108915202627 8356505686935892588 N