Dhageyso: Goodax “Farmaajo In Lagu Dilo Muqdisho Ayaan Ka Cabsi Qabaa”

0

Wasiir Goodax Barre 696x464

Wasiirkii hore Ee Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax barre ayaa ka digay Ku takrifalka awood uu farmaajo isticmaalayo in meel xun dalka gaarsiin karo.

Barta la kulmo Ee Clubhouse isagoo ka hadlayey Goodax ayuu sheegay in hadii dhaq dhaqaaqyada ciidan iska soo horjeeda Muqdisho ay sababto gacan ka hadal uu Farmaajo wajihi karo mid toos loo beegsado ama lagu dilo qul qulatooyinkaasi.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA