Maxkamadeyn Maanta lagu bilaabay dadkii ka dambeeyey dilkii Dhega juun

0

1

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa billowday dhageysiga Eedeymaha  rag loo haysto dilka AUN Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise Dhagajuun.

Marxuum Dhegajuun ayaa dhamaadkii Bishii January ee sanadkaan u geeriyooday rasaas ay ku fureen ciidamado ka tirsan Boliiska Soomaaliya

1
2