Dhageyso: Jubbaland Oo Jamaame Dooneysa inay ka saarto

0

Jubbaland

Kulan lagu qiimeynayo baahiyaha adeega Bulsho ay ubaahan yihiin dadka ku dhaqan Deegaanada ku dhaw Degmada Jamaame ayaa halkaasi ka dhacay iyadoo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka socotay Maamulka Gobolka Jubbada Hoose iyo Wakiilo metalayey Wasaarada Arimaha Gudaha Jubbaland.

Deegaanka Baarka ayaa shirkaan uu ka dhacay,waxaana Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Jubbaland Aadan Faarax Gaarane uu sheegay in la dejiyey Qorshihii Al Shabaab looga xoreyn lahaa Degmada Jamaame oo ay hadda kusugan yihiin.

Jamaame ayaa ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose,waxaana ay caan ku tahay dhul beereedka.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA