DHAGEYSO: Barakac Kasocda Muqdisho & Cabsi Dagaal oo jirta

0

178799082 935060297322263 9066017266881286581 N

Dadka Shacabka ah ee ku dhaqan Xaafada Siigaale Ee degmada Hodan iyo Goobaha ku dhaw ayaa waxa laga bilaabay in la barakaco,kadib markii ciidamada Mucaaradka ay difaacyo  ka sameysteen halkaasi.

Haweenka iyo carruurta ayaa laga saaray xaafadahaasi si looga bad baadiyo hadii dagaal meesha ka dhaco.

Qaar ka mid ah dadka barakaca sameenayey ayaa ka warbixiyey Xaalada soo korortay iyo cabsida ay dareemayaan.

Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa magaalada Muqdisho ka jira,iyadoo dadku ay cabsi ka muujiyeen in dagaal uu dhaco.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA