Cali Guudlaawe iyo Qoor qoor oo La kulmay Maanta Sheekh Shariif

0

179815791 241806004406115 1214900933057346537 N

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa Maanta hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Sharif Sheikh Ahmed .

Kulankaan ayaa intii uu socday looga hadlay Xaaladaha guud ee Dalka, sidii looga wada shaqeyn lahaa Amniga Xasiloonida iyo sidii Dalka ay uga dhici lahayd Doorashooyin wada ogol ah.

Si faah faahsan looma oga waxyaabaha kasoo baxay dhab ahaanshiyaha Shirkaasi ay yeesheen Madaxdaasi.