DHAGEYSO: Madaxweyne Lafta gareen oo la kulmay Hay’adaha Garsooorka

0

Capture

Kulankaan oo maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa looga hadlay Xaalada Garsoorka Deegaanada KGS,kor uqaadida Xirfada Shaqaalaha,Wada shaqeynta Booliska iyo Booliska iyo sida Cadaalada loogu faafiyey Deegaanada xorta ah Ee maamulkaasi.

Kulanka uu shir gudoominayey Madaxweyne C/casiis Lafta gareen ayaa ballan qaaday in la ballaarin doono adeegyada garsoorka si buu yiri loogu adeego bulshada si hufnaan leh.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee KGS Dr Axmed Cali Muuse ayaa waxa uu ka warbixiyey Ujeedka Kulanka Maanta ka dhacay Baydhabo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA