Waxaa Magaaladda Oslo Ee Caasimadda Norwey ku geeriyooday Allaha u naxariisto Marxuum Al Fanaan Cabdi Jaamac Qaboojiye oo u geeriyoday xanuunka Covid-19.
Marxuumka ayaa la jiifay Xanuunkaan mudo 42 cisho ah.
Dhawaan ayuu soo duubay Muuqaal uu shacabka Soomaaliyeed kaga codsanayey inay usoo duceeyaan.
Allaha u naxariisto Marxuumka intuu ka tagayna samir iyo imaan Allaha ka siiyo