Shil doon oo ka dhacay webi ku yaalla Dalka Bangaladesh

0

2951c0f6 Fad0 44db 8973 F9d72ade4cd9 16x9 1200x676

Ugu yaraan 26 qof ayaa geeiyootay kaddib markii Doon ay la socdeen ku dhacday Markab carro waday Dalka Bangaladesh.

Doonta ayaa ma baxday Magaalada Mawa,waxaana ay isku dhaceen Markab marayay Wabiga Pawa ee Dalka Bangaladesh sida ay sheegeen Booliska.

“Waxaan soo qaadnay Meydka 26 qof oo ay ku jiraan Haween iyo Carruur,waxaana soo badbaadinay dad kale” ayuu yiri Amir Hossain oo ka tirsan Booliska Bangaladesh.

Abdur Rahman, oo goobjooge ahaa ayaa sheegay in dhawaaq weyn ay maqleen markii ay Markabka iyo Doonta isku dhaceen,waxaa uu xusay in Quusayaal Badmaaxayaal iyo Dadka deegaanka oo Dabaasha ku fiican ay soo saareen ilaa 26 Meyd.