DHAGEYSO: Dhibaatada ka dhalatay Fatahaadii Dhawaan Sh/Dhexe

0

25

Xilli Maalmo ka hor uu fatahaad ka sameeyey Webiga Shabelle Deegaano katirsan Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxa qiimeyn la sameeyey waxa la ogaaday khasaaraha uu geystay.

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka HirShabelle ayaa kormeeray Tuulooyinka uu webiga ku fatahay iyagoo ka hadlay dhibaatada biyaha ugeysteen bulshadii deegaanadaasi ku dhaqnaa,waxaana ay ku baaqeen in dadkaasi la caawiyo.

Mas’uuliyiinta Heer Gobol iyo kuwa Dawlad Gobolleedka HirShabelle ayaa bilaabay inay xiraan goobaha uu ka fatahi karo mar kale Webiga Shabelle.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA