Wasiirka Cusub Ee Shaqada Soomaaliya Oo la magacaabay

0

182388079 4083850818333389 2885677467075430013 N

Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa umagacaabay Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada C/wahaab Xuseen Ugaas Khaliif.

Booska Loo magacaabay C/wahaab waxaa bishii hore iska diiday Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar,hayeeshee Rooble ayaa galabta xilkaasi magacaabay.

Mas’uulka maanta la magacaabay ayaa hore usoo noqday Wasiirkii Ganacsiga Dawladii uu hogaaminayey Xasan Sheekh Maxamuud.

Sidoo Kale Wasiirka Cusub Ee Galabta la magacaabay ayaa mar soo noqday Ra’iisal Wasaare Kuxigeen Dawladii Sheekh Shariif Madaxweynaha ka ahaa.