DHAGEYSO: Galmudug Oo ka hortegeysa Cudurada Faafa sida Covid 19

0

162120325 106304901546407 5965335439400840402 N

Magaalada Dhuuso mareeb waxaa lagu qabtay Siminaar loogu talo galay in Shaqaalaha ka howlgala Xarumaha Caafimaadka lagu baro qaabka ugu fudud ee dadka loo wacyi gelin karo.

C/xakiin Maxamed Diiriye,Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Wasaarada Caafimaadka Galmudug ayaa ka sheekeeyey ahmiyada ay uleedahay Shaqaalaha la tababaray iyo yareynta Cudurada faafa uu Covid ka mid yahay.

Deegaanada galmudug ayaa ka mid ahaa meelaha ugu badan ee cudurka corono Dadka kusoo ridanayey,balse uu hoos udhacay.

Dhanka kale Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay hadda udiyaar garoobayaan Doorashada,islamarkaana Cudurka covid 19 uu yaraaday dadkii uu soo ridan jiray.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA