Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo shir ku yeeshay Baydhabo

0

182029562 485491476125926 288690071393269386 N

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Isxaaq Cali Subug Ayaa Maanta Shir Gudoomiyey Todobaadkan  Shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed.

Shirka Ayaa  Todobaadkan looga Hadley Xoojinta Amaanka , Wadashaqeynta Ciidamada ,Iyadoona Warbixino  laga dhageystey Saraakiisha Ciidamada .

Gollaha Amniga Koonfur Galbeed  Ayaa  Mahadcelin u Jeediyey  Laamaha Amaanka  qeybahoda kala Duwan Sida Ay Habeen iyo Maalin ay usugeyaan Amaanka  .

Shirka Waxa ka soo Qeyb Galey  Taliyaasha Ciidamada Xoogga Dalka , Booliska , Nabad Sugida , AMISOM , Iyo Saraakiil kale .

181875410 485491382792602 5715769053620612058 N

182029562 485491476125926 288690071393269386 N

182632494 485491502792590 4503381681533287440 N
182643553 485491566125917 2635427326125357214 N