Iskushaandheyn lagu sameeyey Mas’uuliyiin katirsan degmooyinka Muqdisho

0

2016212635908599502423020muqdisho Somalia Maamulka Gobolka (1)

Isku shaan dheyn ayaa lagu sameeyey Mas’uuliyiinta ku magacaabnaa Arimaha Bulshada Degmooyinka Muqdisho Qaarkood iyadoo tani ay ka dambeysay in la doonayo wada shaqeynta in la kordhiyo.

Gudoomiye kuxigeenka Arimaha Bulshada Basma Caamir Shakeeti ayaa soo jeedin ay sameysay waxa Duqa Muqdisho Cumar Filish uu isku shaandheyntaan sameeyey.

Gudoomiye Kuxigeenada Arimaha Bulshada Degmooyinka Gobalka  Banaadir oo is bedel Lagu sameeyay maanta ayaa kala ah.

  1. C/kaafi yuuusuf Nuur= Boondheere

       2.C/Xamiid C/Kariim= Hodan

  1. Max’ud Cali Xasan=X/jajab
  2. C/raxman Cumar =H/wadaag.
  3. Sahro Maxamud=X/Wayne

Iyo Xaawa Nuur Maxamed oo loo magacaabay Xoghayaha Degmada Dharkenley waxayna Horay u aheed Xoghayaha Degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir