DHAGEYSO: Rooble oo codsi culus udiray Shariifka & Xasan Sheekh

0

Rooble 1 696x537 1

Ra’iisal Wasaaraha soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in loo baahan yahay wada shaqeyn dhexmarta shacabka,Murashaxiinta iyo Xukuumada dalka ka jirta.

Si loo hirgeliyo Howsha Adag Ee Amni iyo Tan qabashada Doorasho xor ah ayuu Rooble ku sheegay in ay ku imaan karto iyadoo gacmaha la is qabsado.

Si gaar ah waxa uu ucodsaday in aan keligiis lagu eegin Shaqada adag balse wixii caawinaad ah oo dhanka siyaasada ah iyo mid amni laga gacan siiyo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA