DHAGEYSO: Taliska Booliska Jubbaland Oo Amniga Kismaayo kala Hadlay…

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland  Maxamed Cabdi Sheekh Xujaale ayaa saraakiil uu hogaaminayey waxay la kulmeen Hogaanka Ciidamada ilaaliya Amniga Magaalada Kismaayo.

Waxa Taliyaha uu kormeeray Fadhiisimaha Ciidamada ay ku leeyihiin Gudaha Magaaladaasi,iyagoo warbixin ka dhageystay sida amnigu yahay.

Kormeerka lagu sameeyey Xarumaha Ciidamada Ku howlgalaan si loo xaqiijiyo Amniga Magaalada Kismaayo ayaa kusoo aadaya xilli mararka qaar ka dhacaan halkaasi falal dilal iyo qaraxyo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA