Telefishinka Dawlada Soomaaliya Oo laga daawanayo Saaka…

0

A

Qorshahaan oo muddo bilo ah soo socday islamarkaana ay fududeysay Ururka Waxbarashada Caalamka taageera Ee GB oo fadhigiisu yahay Dalka Mareykanka ayaa waxa saaka oo sabti ah laga bilaabayaa Dalka.

Agaasimaha guud Ee Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xasan ayaa sheegay in Ardayda Soomaaliyeed ee dhigta Iskuulaadka Hoose Dhexe ay casharada kala socon doonaan Warbaahinta Dawlada oo casharada la diyaariyey.

Wasaarada Waxbarashada ayaa sheegtay inay ku dedaaleyso hormarinta Waxbarashada Dhalaanka Soomaaliyeed.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA