Dacwada Badda Kenya & Soomaaliya Oo Lagala laabanayo

0

Axmed Fiqi

Raysulwasaare ku xigeenka, wasiirka arrimaha dibadda iyo wasiir ku xigeenka warfaafinta Xukuumadda Federaalka waxay noo sheegeen in soo celinta xiriirka diplomaasiyad ee Soomaaliya iyo Kenya aysan saamayn ku yeelanayn kiiskii dacwada badda ee u dhexeeyey labada dal.

Balse arrintaas waxaa ka run sheegay oo been yiri warka sare, ninkaan Qatariga ah oo sheegay in labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya ay 21-ka bishan magaalada Dooxa ay ku kala saxiixanayaan heshiis in murankii badda lagu xalliyo maxkamadda banaankeeda, dacwadiina dib looga noqdo.

80
80

Tani haddii ay sidaas u jirto waa qiyaano qaran, oo u baahan in si weyn looga hor yimaado.

Kiiska Muranka baddu waa gabagabo waxaana la sugayaa go’aanka maxkmadda bisha soo socota, cidna laga ogolaan maayo in ay go’aan u gaar ah ka gaarto.

Waxaa Qoray: Wasiir Axmed Macalin Fiqi