Haweenka Soomaaliya & Shiinaha oo la isku xirayo

0

184366658 1199035823852030 671647351298387854 N

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aadanaha XFS Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa kulan la yeelatay danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian ayagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal gaar ahaan isku xirka haweenka Soomaaliya iyo Shiinaha.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda Mudane  Isaaq Xaashi Jimcaale iyo qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada wasaaradda haweenka.

184366658 1199035823852030 671647351298387854 N

184636085 1199035860518693 1312634367682566773 N