Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta wareegto Madaxweyne cafis ugu fidiyay ilaa 10 maxbuus oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee Magaalada Baydhabo.
Maxabiistaan ayaa uxirnaa dembiyo fud fudud, waana sanadkii 2aad ee uu Madaxweynaha sidaan sameeyo tan iyo inta uu yimid xafiiska fadliga Munaasbada Ciidul fidriga Awgeeda.