DHAGEYSO: Maxaa ka cusub maanta Magaalada Baydhabo?

0

Baydhaba Ok 1132x6701111111 620x330

Iyadoo saacado kooban inaga xigaan Ciidul fidriga ayaa waxa deeq dhar ah oo loogu talo galay inay ku ciidaan dadka baahiyaha gaarka qaba loogu qeybiyey Magaalada Baydhabo.

Wasaarada Haweenka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay dharkaasi ciida ah siisay sida ay ugu kala nugul yihiin si ay ula mid noqdaan maalmaha Farxada ciida Muslimiinta kale.

Qaar ka mid ah dadka laga farxiyey ee dharka ciida helay ayaa ka mahad celiyey deeqda lasiiyey.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA