Madaxweyne Farmaajo oo maanta kuwajahan Dalka Uganda (Ujeedka)

0

Farmaajo 640x361

Wararkii ugu dambeeyey ee la helayo ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan yahay Dalka Uganda.

Waxa la sheegay in farmaajo Casuumaad ka helay Uweri Museveni,kaas oo Caleemo saarkiisa dhawaan dhacayo.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay inay saacadaha soo socda la filayo safarkaasi inuu Farmaajo ku aado Kampala.

Madax kala duwan oo la casuumay ayuu qeyb ka yahay sida uu sheegay Afhayeen uhadlay Madaxtooyada Kampala.

Museveni ayaa dhawaan markii lixaad isku xigta loo doortay Madaxweynaha Uganda waloow uu la kulmay diidmo iyo doorashadiisa in la qaadaco.