DHAGEYSO: General Xuud Oo Ka Hadlay Safarka B/weyne Farmaajo & Guudlaawe

0

Maxresdefault

Abuukar Warsame Xuud oo ciidan ku heysta Duleedka Magaalada Beled weyne ayaa ku baaqay inaysan dadka reer hiiraan ogolaanin safar Madaxweyne Farmaajo iyo Hogaamiyaha HirShabelle Cali Guudlaawe ku tegayaan Beled weyne.

Waxa uu sheegay General Xuud inay aqbali Karin qorshaha Guudlaawe lagu geynayo beled weyne isagoo eedeyn culus ujeediyey Madaxweyne Farmaajo.

Tan iyo markii Madaxweynaha HirShabelle Bishii November 2020-kii la doortay ma uusan tegin Magaalada Beled weyne carqalad uu kala kulmay awgeed Maleeshiyaad hubeysan oo General Xuud hogaaminayey.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA