Hargeysa: Liiska Cod bixiyeyaasha Doorashada Oo Lagu Dhawaaqay

0

Komishinka Doorashada Sl

Kumishinka doorashooyinka soomaliland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen liiska rasmiga ah ee cod bixiyaasha somaaliland.

Kuwaas oo ka qeyb geli doono codeenta doorashada isku sidka ee golayaasha degaanka wakiilada ee la filaayo iney doorashadaas ka dhacdo somaaliland 31 may

Munaasabadii lagaga dhawaaqayey liiska cod bixiyaasha  rasmiga ah ee somaaliland oo ka dhacday xarunta ku mishinka ee doorashooyinka soomaliland ayaa waxaa ka soo qeybgalay xubnaha kuminshinka doorashooyinka iyo madaxda sidaxda xisbi qaran

waxaana halkaas kaga dhawaaqay Gudoomiye ku xigeenka kumishinka doorashoyinka soomaliland.