7 Qof oo ku dhintay Duufaan ku dhufatay Halkii Covid 19 Kasoo bilowday

0

China Tornado 05470

Inta la og yahay waxaa ku dhintay 7 qof dad kabadan halka 200 qof ay dhaawacmeen kadib duufaan ku dhufatay qeybo ka mid ah Dalka Shiinaha.

Wararka ayaa sheegaya in dabeylo iyo duufaan ay ka dhasheen roob da’ay taas oo 218 qof ay dhaawacmeen.

Ismaamulka Wuhan ayaa xaqiijiyey in dhibaato culus ay ka dhalatay Duufaantaasi.

Meesha Hadda dhibta ka taagan tahay waa halkii uu ka bilowday Cudurka Corono virus-ka sanadkii 2019-kii dhamaadkisa,waxaana saameyntii hore dadka iminka ugu darsan tahay duufaantaan ku dhufatay.